Cabdi Xaashi & Qoor-qoor oo ka qeyb galay Munaasabad weyn oo ka dhacday Dhuusamareeb

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa furay Kalfadhiga 2-aad ee Gollaha Wakiillada Dowladda Galmudug. Xafladda furitaanka kalfadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Galmudug oo ka dhacday xarunta Shiirkole, waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Aqalka sare Mudane Cabdi Xaashi, Gudoomiyaha Baarlamaanka Dr. Maxamed Nuur Gacal, Xildhibaano, Wasiiro, Bulsha rayidka, siyaasiyiin iyo marti sharaf kale. Khudbado kala … Continue reading Cabdi Xaashi & Qoor-qoor oo ka qeyb galay Munaasabad weyn oo ka dhacday Dhuusamareeb